Search:
Advanced Search
Posted: 9-10-2009 - 3 comment(s) [ Comment ] - 0 trackback(s) [ Trackback ]
Category: ila qosol

Nin reer magacleh ka dhashey ayaa wuxuu guursadey gabar

 loo hanweynnaa oo reer sharafleh ka dhalatey. Waxey ku curatey wiil;

kadibna wax dambe dhali weydey. Inankoodii waa shan jir,

odeygiina wareer baa ku dhacey oo naag kale inuu guursadana ma rabo.

Waxaa loo sheegey nin faaliye ah o indho la' inuu usoo faaliyo.

Indhoolkii wuxuu kusoo waaniyey inuu Dameer ugub ah u tago,

ka dibna naagta ku xijiyo. Ninkii taladii buu qaatey,

oo isgoo Dameerkii ku haya ayaa wiilkiisii oo ariga ka yimi arkey.

Yarkii yaab baa ku dhacey oointuu cararey buu is yiri hooyo usoo sheeg.

Markuu aqal soomaaligii kusoo dhowaa ayuu shanqar ka dhex maqley,

hadduu eegayna waaba hooyadii oo ninkale u raaxeyneysa.

Kii yaraa waa kan madaxu weynaadey oo meel dhexe iska fariistey.

Waqti dambaa aabbihii oo kasoo bogtey Dameertii yiri gurigii yimid,

islaantii waxey tiri ina adeerkey oo marti ah baa inoo jooga.

Markaasuu odeygii inankii ku yiri " aabbow abti wan loo qalo soo qabo".

Hilibkii baa la diyaariyey oo ninkii oo ardaaga fadhiya la yiri

inankii hoo oo abtigaa ugee hilibkaan. Yarkii markuu hilibkii ugeeyey buu

ku yiri ninkii hooyo waxey ku tiri hilibka cunoo carar. Yarkii gurii buu ku noqdey oo

aabihii ku yiri "aabbo abti mindi iila soo orod buu ku yiri". Odeygii waakan

bilaawihii ulasoo ordey ninkii, ninkiyow waa kan oodda ka boodey

illaa waanin loo digeyee. Islaantii waa yaabtey markey aragtey odeygii

oo ninkii bilaawwe la daba ordaya. Inankii baa ku yiri aabbe wuu idin

arkayey waxaad adiga iyo abti sameyneyseen oo inuu abti iyo adigaba

idin diluu rabaa. Islaantii waa tan cararytey iyadoo boraneysa,

Odeygii oo soo laabtey baa inankii weydiiyey waxa hooyadii helay. I

nankii waxuu yiri hooy waxey tiri nin Dameer u tagey nin ii noqon mah.

Odeygii waa kan islaantii kadaba ordey isagoo leh sheekh indoolaa

igu khasbee caadi ahaan Dameeraha uma tago.

 So, the little boy enjoyed his meal peacefully.

 

geovisit(); alt 1

Delicious Digg Facebook Fark MySpace