Search:
Advanced Search
Posted: 9-10-2009 - 5 comment(s) [ Comment ] - 0 trackback(s) [ Trackback ]
Category: ila qosol

HOOYO FAADUMO ayaa aragtay wiileeda oo warqad wax ku qoraya

--markaasay weydiisay oo ay tiri--

Cabdiyow maxaad samaynaysaa--wuxuu ku yiri saxiibkey

ayaan warqad u qorayaa--hooyadiibaa inta

layaabay tiri maadigaa wax qori yaqaan waqtigii

iskoolkaba maadigaa gaaray Cabdi ayaa ku jawaabay

hooyo saaxiibkeyba wax ma akhrin yaqaan..!!!!!

 

Delicious Digg Facebook Fark MySpace

Copyright 2010