Search:
Advanced Search
Posted: 9-3-2009 - 2 comment(s) [ Comment ] - 0 trackback(s) [ Trackback ]
Category: ila qosol

 

hada ka hor baa laba nin israacay mid waxuu ahaa reer koofur  midna reer waqooyi labadoodana waxeey ahaayeen shaqo doon waxeeyna joogeen sucuudiga kadib malin ayey gaari isla raaceen gaarigana waxuu ahaa xaajiyo ama dadka qaarkood eey u yaqaanaan xaajiyo qamsiin mar ee dhax sii marayeen baa ayaa baabuurkii meel goda jug ku dhahay baa kii reer waqooyigii naxay hadana yiri yaarasuululaahi baa mid carab geeskiisa fadhiyay kii reer waqooyigii dharbaaxay uuna dhahay ilaahaaga ma taqaanid miyaa kadibna kii reer waqooyigii wuu iska aamusay isagoo careeysan gaarigii waxuu sii socdaba baa mar labaad hadana gaarigii meel kale jug ku dhahay baa kii reer kofurka ahaa hadana yiri shiikh cabdulkhaadiroow markaasaa kii reer waqooyigii oo careeysan baa dharbaaxsho ugu jawaabay uuna yiri war kii weeynaa baa meel loo la' yahay markaasaa adna shiikh keeneeysaa.

Delicious Digg Facebook Fark MySpace

Copyright 2010